{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"apihelp-query+checkuser-summary": "Hubi ciwaannada IP ee uu isticmaalo isticmaale la bixiyay ama magacyada isticmaalayaasha ee uu isticmaalo ciwaan IP la bixiyay.",
	"apihelp-query+checkuser-summary-api-disabled": "'''API-kan waxaa joojiyay maamulka goobta. Weydiinta API-ga ma soo celin doonto wax xog ah.''' {{int:apihelp-query+checkuser-summary}}",
	"apihelp-query+checkuser-param-request": "Nooca codsiga CheckUser:",
	"apihelp-query+checkuser-paramvalue-request-userips": "Soo hel ciwaanka IP ee isticmaale la beegsaday.",
	"apihelp-query+checkuser-paramvalue-request-actions": "Soo hel ficillada uu sameeyay ciwaanka IP la beegsaday ama xadka.",
	"apihelp-query+checkuser-paramvalue-request-ipusers": "Soo hel isticmaalayaasha ka yimid ciwaanka IP la beegsaday ama xadka.",
	"apihelp-query+checkuser-param-target": "Magaca isticmaalaha, ciwaanka IP, ama xadka CIDR la hubinayo.",
	"apihelp-query+checkuser-param-reason": "Sababta baaritaanka",
	"apihelp-query+checkuser-param-limit": "Xadka safafka.",
	"apihelp-query+checkuser-param-timecond": "Xadka waqtiga xogta isticmaalaha (sida \"-2 weeks\" ama \"2 weeks ago\").",
	"apihelp-query+checkuser-param-xff": "Isticmaal xogta XFF halkii laga isticmaali lahaa ciwaanka IP.",
	"apihelp-query+checkuser-example-1": "Soo hel ciwaannada IP ee [[User:Example]]",
	"apihelp-query+checkuser-example-2": "Soo hel ficillada uu sameeyay 192.0.2.0/24",
	"apihelp-query+checkuserlog-summary": "Soo hel gelinnada diiwaanka CheckUser.",
	"apihelp-query+checkuserlog-param-user": "Magaca isticmaalaha CheckUser.",
	"apihelp-query+checkuserlog-param-target": "Isticmaalaha la hubiyay, ciwaanka IP, ama xadka CIDR.",
	"apihelp-query+checkuserlog-param-reason": "Sababta la bixiyay ee baaritaanka.",
	"apihelp-query+checkuserlog-param-limit": "Xadka safafka.",
	"apihelp-query+checkuserlog-param-from": "Waqtiga laga bilaabayo tirinta.",
	"apihelp-query+checkuserlog-param-to": "Waqtiga lagu joojinayo tirinta.",
	"apihelp-query+checkuserlog-example-1": "Muuji baaritaannada [[User:Example]]",
	"apihelp-query+checkuserlog-example-2": "Muuji baaritaannada 192.0.2.0/24 \nkadib 2011-10-15T23:00:00Z",
	"apihelp-query+checkuserformattedblockinfo-summary": "Soo celi faahfaahinta xannibaadda oo qaabaysan ee xannibaadaha guud ee saameeya isticmaalaha hadda.",
	"apihelp-query+globalcontributions-summary": "Muuji wax ka beddeladii ugu dambeeyay ee dhammaan wiki-yada ee isticmaalaha diiwaangashan la bixiyay.",
	"apihelp-query+globalcontributions-param-target": "Magaca isticmaalaha ee la raadinayo (waa inuusan noqon IP).",
	"apihelp-query+globalcontributions-param-limit": "Xadka safafka.",
	"apihelp-query+globalcontributions-param-offset": "Meesha laga sii wado tirinta si loo sii wado taxitaanka.",
	"apihelp-query+globalcontributions-example-1": "Muuji wax ka beddeladii ugu dambeeyay ee dhammaan wiki-yada ee isticmaalaha la bixiyay.",
	"apihelp-query+globalcontributions-example-2": "Muuji wax ka beddeladii ugu dambeeyay ee dhammaan wiki-yada ee isticmaalaha la bixiyay laga bilaabo meel sii wadis, iyadoo leh xad gaar ah.",
	"apierror-checkuser-missingsummary": "Waa inaad qeexdaa sababta baaritaanka.",
	"apierror-checkuser-timelimit": "Waa inaad isticmaashaa xadka waqtiga saxda ah (sida \"-2 toddobaad\" ama \"2 toddobaad ka hor\").",
	"apierror-checkuser-invalidmode": "Habka codsiga waa khalad",
	"apierror-checkuser-nosuchuser": "Ma jiro isticmaale leh magacan isticmaale",
	"apierror-checkuser-disabled": "Weydiinta API-ga ee 'checkuser' waxaa joojiyay maamulka goobta.",
	"checkuser-api-help-param-direction": "Jihada loo tirinayo:",
	"checkuser-api-help-paramvalue-direction-newer": "Ku tax kii ugu da'da weyn hore. Fiiro gaar ah: $1from waa inuu ka horreeyaa $1to.",
	"checkuser-api-help-paramvalue-direction-older": "Ku tax kii ugu cusub hore (caadi ahaan). Fiiro gaar ah: $1from waa inuu ka dambeeyaa $1to.",
	"checkuser-api-useragent-clienthints-revision-user-mismatch": "Isticmaale $1 ma aha qoraaga dib u eegista $2",
	"checkuser-api-useragent-clienthints-mappings-exist": "Khariidadaha tilmaamaha macmiilka ayaa horey u jira $1 $2",
	"checkuser-api-useragent-clienthints-called-too-late": "$1 $2 aad buu u duugoobay si loogu oggolaado in la diiwaangeliyo xogta tilmaamaha macmiilka",
	"checkuser-api-useragent-clienthints-nonexistent-id": "Aqoonsiga $1 $2 ma jiro",
	"checkuser-api-useragent-clienthints-explanation": "{{SITENAME}} waxay ururisaa xogta tilmaamaha macmiilka ee user-agent si ay uga caawiso la socodka burburinta iyo xadgudubka. Faahfaahin dheeraad ah ka eeg https://www.mediawiki.org/wiki/Extension:CheckUser/Client_Hints",
	"apihelp-logout-param-checkuserclienthints": "Xogta tilmaamaha macmiilka ee la socda codsiyada ApiLogout. Kaliya isticmaal gudaha nidaamka.",
	"checkuser-ip-auto-reveal-expiry-invalid": "Mudada auto-reveal ee la bixiyay waa khalad.",
	"checkuser-ip-auto-reveal-missing-permission": "Ma lihid oggolaanshaha loo baahan yahay si aad u isticmaasho muujinta IP-ga si toos ah.",
	"checkuser-suggestedinvestigations-case-update-case-not-found": "Aqoonsiga kiiska ee la bixiyay ma jiro.",
	"checkuser-suggestedinvestigations-case-update-feature-not-enabled": "Astaanta baaritaannada la soo jeediyay lama shidin"
}
