{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"Maax",
			"AhmedG612"
		]
	},
	"checkuser-summary": "Qalabkani waxa uu baaraa isbeddellada dhow si uu u soo saaro ciwaannada IP ee uu isticmaalay isticmaale ama u muujiyo xogta wax-ka-beddelka/isticmaalaha ee ciwaan IP ah.\nIsticmaalayaasha iyo wax-ka-beddellada ka yimaadda ciwaan IP macmiil waxaa lagu heli karaa XFF headers adigoo ku daraya ciwaanka IP-ga \"/xff\". IPv4 (CIDR $1-32) iyo IPv6 (CIDR $2-128) waa la taageeraa.\nLama soo celin karo wax ka badan $3 wax-ka-beddel sababo la xiriira waxqabad.\nU isticmaal si waafaqsan siyaasadda.",
	"checkuser-desc": "Waxay siisaa isticmaalayaasha haysta oggolaanshaha ku habboon awood ay ku hubiyaan ciwaannada IP ee isticmaalayaasha iyo macluumaad kale.",
	"checkuser": "Hubi isticmaalaha",
	"checkuserlog": "Diiwaanka CheckUser",
	"checkuser-contribs": "Hubi ciwaannada IP ee isticmaalayaasha",
	"checkuser-contribs-log": "Hubinta isticmaalayaasha",
	"checkuser-contribs-log-initiator": "Hubinnada uu sameeyay isticmaalahani",
	"group-checkuser": "Hubi isticmaalaha",
	"group-checkuser-member": "{{GENDER:$1|hubi isticmaale}}",
	"group-temporary-account-viewer": "Daawadayaasha IP-yada xisaabaadka ku meelgaarka ah",
	"group-temporary-account-viewer-member": "{{GENDER:$1|daawade IP-yada xisaabaadka ku meelgaarka ah}}",
	"right-checkuser": "Hubi ciwaannada IP-ga isticmaalayaasha iyo macluumaad kale",
	"right-checkuser-log": "Eeg diiwaanka CheckUser",
	"right-checkuser-temporary-account": "Eeg ciwaannada IP ee ay adeegsadeen xisaabo ku-meelgaar ah",
	"right-checkuser-temporary-account-no-preference": "Eeg ciwaannada IP ee ay adeegsadeen xisaabo ku-meelgaar ah adigoon shidin doorashada",
	"right-checkuser-temporary-account-log": "Eeg diiwaanka gelitaanka ciwaannada IP ee xisaabaadka ku meelgaarka ah",
	"right-checkuser-temporary-account-auto-reveal": "Si otomaatig ah u muuji cinwaannada IP-ga ee ay isticmaalaan akoonnada ku meelgaarka ah",
	"grant-checkuser": "Hel xogta CheckUser",
	"grant-checkuser-temporary-account": "Hel xogta CheckUser ee xisaabaadka ku meelgaarka ah",
	"action-checkuser": "Hubi ciwaannada IP-ga isticmaalayaasha iyo macluumaad kale",
	"action-checkuser-log": "Eeg diiwaanka CheckUser",
	"action-checkuser-temporary-account": "Eeg ciwaannada IP ee ay adeegsadeen xisaabo ku-meelgaar ah",
	"action-checkuser-temporary-account-no-preference": "Eeg ciwaannada IP ee ay isticmaaleen xisaabaadka ku-meelgaarka ah",
	"action-checkuser-temporary-account-log": "Eeg diiwaanka gelitaanka ciwaannada IP ee xisaabaadka ku-meelgaarka ah",
	"action-checkuser-temporary-account-auto-reveal": "Si otomaatig ah u muuji cinwaannada IP-ga ee ay isticmaalaan akoonnada ku meelgaarka ah",
	"grouppage-checkuser": "{{ns:project}}:Check user",
	"grouppage-temporary-account-viewer": "{{ns:project}}:Daawade IP-yada xisaabaadka ku meelgaarka ah",
	"checkuser-clienthints-name-architecture": "Qaab-dhismeed",
	"checkuser-clienthints-name-bitness": "Nooca bits",
	"checkuser-clienthints-name-form-factor": "Qaabka qalabka",
	"checkuser-clienthints-name-brand": "Summad",
	"checkuser-clienthints-name-mobile": "Moobayl",
	"checkuser-clienthints-name-model": "Moodel",
	"checkuser-clienthints-name-platform": "Madal",
	"checkuser-clienthints-name-platform-version": "Nooca madal",
	"checkuser-clienthints-value-yes": "Haa",
	"checkuser-clienthints-value-no": "Maya",
	"checkuser-clienthints-list-item": "$1: $2",
	"checkuser-reason": "Sababta:",
	"checkuser-reason-api": "API: $1",
	"checkuser-showlog": "Diiwaanka hubinta",
	"checkuser-query": "Raadi isbeddellada dhow",
	"checkuser-target": "Ciwaan IP ama magaca isticmaale:",
	"checkuser-users": "Hel isticmaalayaasha",
	"checkuser-actions": "Hel falalka",
	"checkuser-ips": "Hel ciwaannada IP",
	"checkuser-period": "Muddo:",
	"checkuser-week-1": "usbuucii hore",
	"checkuser-week-2": "labadii usbuuc ee u dambeeyay",
	"checkuser-month": "30 maalmood ee u dambeeyay",
	"checkuser-month-2": "60 maalmood ee u dambeeyay",
	"checkuser-all": "dhamaan",
	"checkuser-filter-title": "Shaandhayn",
	"checkuser-filter-hide-temporary-accounts": "Qari xisaabaadka ku meelgaarka ah",
	"checkuser-cidr-label": "Raadi xadka guud iyo ciwaannada IP ee saameeyay liiska ciwaannada IP",
	"checkuser-cidr-res": "CIDR-ka guud:",
	"checkuser-cidr-affected-ips": "Ciwaannada IP ee saameeyay:",
	"checkuser-cidr-too-small": "Xadku waa aad u weyn yahay",
	"checkuser-cidr-tool-links-checkuser": "Hubi xadkan",
	"checkuser-cidr-tool-links-checkuserlog": "Hubinnadii hore ee xadkan",
	"checkuser-cidr-tool-links-prefix": "Qalabka xadkan:",
	"checkuser-range-outside-limit": "Xadka $1 wuu ka baxsan yahay xadka la oggol yahay.",
	"checkuser-empty": "Diiwaanku wax walxo ah kuma jiro.",
	"checkuser-nomatch": "Wax is waafaqa lama helin.",
	"checkuser-nomatch-edits": "Wax is waafaqa lama helin. Wax ka beddelkii ugu dambeeyay wuxuu ahaa $1 at $2.",
	"checkuser-check": "Hubi",
	"checkuser-toollink-check": "hubi",
	"checkuser-check-this-user": "Hubi isticmaalahan",
	"checkuser-investigate-this-user": "Baadh isticmaalahan",
	"checkuser-recent-checks": "Hubinta bartilmaameedkan",
	"checkuser-show-suggestedinvestigations": "Baadhitaannada la soo jeediyey",
	"checkuser-log-checks-by": "Hubinta uu sameeyey",
	"checkuser-log-checks-on": "Hubinta lagu sameeyey",
	"checkuser-log-link-text": "Diiwaanka",
	"checkuser-logs-link-text": "Diiwaanada",
	"checkuser-blocked": "La xannibay",
	"checkuser-gblocked": "Si caalami ah loo xannibay",
	"checkuser-locked": "Waa la qufulay",
	"checkuser-torexitnode": "Barta ka bixitaanka Tor",
	"checkuser-wasblocked": "Horay loo xannibay",
	"checkuser-localonly": "Lama mideyn",
	"checkuser-massblock": "Xannib isticmaaleyaasha la xushay",
	"checkuser-massblock-text-without-local-block-buttons": "Ma lihid oggolaanshaha loo baahan yahay si aad u xannibto isticmaaleyaasha wiki-kan. Si kastaba ha ahaatee, weli waxaad isticmaali kartaa sanduuqyada calaamadaynta ee natiijooyinka kore si aad u doorato xisaabo iyo IP-yada aad rabto in aad qufulto ama si caalami ah u xannibto (iyadoo ku xiran gelitaankaaga).",
	"checkuser-massblock-text": "Isticmaal sanduuqyada calaamadaynta ee natiijooyinka kore si aad u doorato akoonnada iyo IP-yada aad rabto inaad xanibto. Kadib waxaad isticmaali kartaa badhamada hoose, kuwaas oo furi doona foomka {{#special:InvestigateBlock}} iyadoo bartilmaameedyada si hore loo buuxiyay.",
	"checkuser-massblock-commit-accounts": "Xannib xisaabaadka la xulay",
	"checkuser-massblock-commit-ips": "Xannib ciwaannada IP ee la xulay",
	"checkuser-massglobalblock-commit-accounts": "Si caalami ah u xannib xisaabaadka la xulay",
	"checkuser-massglobalblock-commit-ips": "Si caalami ah u xannib ciwaannada IP ee la xulay",
	"checkuser-massblock-localblocks-section": "Si deegaanka u xannib bartilmaameedyada la xulay",
	"checkuser-massblock-globalblocks-section": "Si caalami ah u xanib bartilmaameedyada la doortay",
	"checkuser-block-reason-dropdown": "* Sababaha caadiga ah ee xannibidda\n** Isticmaalka khaldan ee xisaabo badan\n** Dirista xiriirro spam ah oo loo diro bogag dibadda ah\n** Burburin",
	"checkuser-centralauth-multilock": "Si badan u xannib xisaabaadka la xulay",
	"checkuser-centralauth-multilock-list": "Si badan u xannib xisaabaadka la xulay adigoo isticmaalaya xiriiriyeyaasha:",
	"checkuser-centralauth-multilock-list-item": "Xiriiriye $1",
	"checkuser-noreason": "Waa inaad bixisaa sababta weydintaan.",
	"checkuser-target-nonexistent": "Bartilmaameedka la cayimay ma jiro.",
	"checkuser-initiator-nonexistent": "Qofka bilaabay ee la cayimay ma jiro.",
	"checkuser-search": "Raadi waxyaabaha ku qoran diiwaanka hubinta isticmaalaha",
	"checkuser-search-submit": "Raadi",
	"checkuser-log-search-target": "Bartilmaameed:",
	"checkuser-log-search-initiator": "Bilaabe:",
	"checkuser-log-search-reason": "Sababta:",
	"checkuser-log-search-reason-help": "Sifee diiwaannada leh sababtan.",
	"checkuser-ipeditcount": "~$1 dhammaan isticmaalayaasha",
	"checkuser-ipeditcount-64": "~$1 dhammaan isticmaalayaasha ku jira /64",
	"checkuser-showmain": "U beddel {{#special:CheckUser}}",
	"checkuser-show-investigate": "U beddel {{#special:Investigate}}",
	"checkuser-log-entry-userips": "$3, $1 {{GENDER:$6|helay}} ciwaannada IP-ga {{GENDER:$7|ee}} $2",
	"checkuser-log-entry-ipactions": "$3, $1 {{GENDER:$6|helay}} ficillo uu sameeyay <bdi>$2</bdi>",
	"checkuser-log-entry-ipusers": "$3, $1 {{GENDER:$6|helay}} isticmaalayaal ee <bdi>$2</bdi>",
	"checkuser-log-entry-ipactions-xff": "$3, $1 {{GENDER:$6|helay}} ficillo uu sameeyay XFF <bdi>$2</bdi>",
	"checkuser-log-entry-ipusers-xff": "$3, $1 {{GENDER:$6|helay}} isticmaalayaal ee XFF <bdi>$2</bdi>",
	"checkuser-log-entry-useractions": "$3, $1 {{GENDER:$6|helay}} ficillo la sameeyay {{GENDER:$7|ee}} $2",
	"checkuser-log-entry-investigate": "$3, $1 {{GENDER:$6|raadiyay}} xogta {{GENDER:$7|ee}} $2",
	"checkuser-token-fail": "Fadhiga wuu fashilmay. Fadlan mar kale isku day.",
	"prefs-checkuser": "HubiIsticmaalaha",
	"checkuser-helper-table-collapse-by-default-preference": "Tirada ugu yar ee safafka lagu burburinayo miiska soo koobidda {{#special:CheckUser}} marka la furo:",
	"checkuser-helper-table-collapse-by-default-preference-default": "Isticmaal kan caadiga ah ee goobta ($1)",
	"checkuser-helper-table-collapse-by-default-preference-always": "Mar walba burburi miiska soo koobidda marka la furo",
	"checkuser-helper-table-collapse-by-default-preference-never": "Marna ha burburin miiska soo koobidda marka la furo",
	"checkuser-helper-label": "Ku arag natiijooyinka miis ahaan",
	"checkuser-helper-copy-success": "La koobiyeyay",
	"checkuser-helper-copy-failed": "Lama koobiyn karin",
	"checkuser-helper-user": "Isticmaale",
	"checkuser-helper-ips": "IP-yada",
	"checkuser-helper-uas": "Wakiillada isticmaalaha",
	"checkuser-helper-client-hints": "Tilmaamaha macmiilka",
	"checkuser-helper-xff-trusted": "XFF (la aaminay):",
	"checkuser-helper-xff-untrusted": "XFF (aan la aamini karin):",
	"logentry-checkuser-private-event-login-success": "Si guul leh {{GENDER:$2|u soo galay}} {{SITENAME}} sida $4",
	"logentry-checkuser-private-event-login-failure": "{{GENDER:$2|Ku guuldarraystay}} inuu galo {{SITENAME}} sida $4",
	"logentry-checkuser-private-event-login-failure-with-good-password": "{{GENDER:$2|Ku guuldarraystay}} inuu galo {{SITENAME}} sida $4 laakiin wuxuu haystay furaha sirta ah ee saxda ah",
	"logentry-checkuser-private-event-user-logout": "Si guul leh {{GENDER:$2|uga baxay}} isagoo isticmaalaya API-ga ama {{#special:logout}}",
	"logentry-checkuser-private-event-password-reset-email-sent": "{{GENDER:$2|diray}} iimayl dib u dejin furaha sirta ah oo loogu talagalay {{GENDER:$5|isticmaale}} $4",
	"logentry-checkuser-private-event-email-sent": "{{GENDER:$2|u diray}} iimayl isticmaalaha \"$4\"",
	"logentry-checkuser-private-event-autocreate-account": "si toos ah ayaa loo sameeyay",
	"logentry-checkuser-private-event-create-account": "waa la sameeyay",
	"group-checkuser.css": "/* Koodhka CSS ee halkan la dhigo wuxuu saameyn doonaa kaliya isticmaalayaasha CheckUser */",
	"group-checkuser.js": "/* Koodhka JavaScript ee halkan la dhigo waxaa lagu shuban doonaa kaliya isticmaalayaasha CheckUser */",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-title": "Soo bandhigida xisaabaadka ku meelgaarka ah",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-skip-all": "Dhammaan ka bood",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-stepper-label": "$1 ee $2",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-previous-label": "Kii hore",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-next-label": "Xiga",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-close-label": "Xir",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-temp-accounts-step-title": "Waa maxay xisaab ku meelgaar ah?",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-temp-accounts-step-content": "Si loo ilaaliyo asturnaanta isticmaalayaasha, {{SITENAME}} mar dambe si guud uma soo bandhigto ciwaannada IP ee tifaftirayaasha aan soo galin.\n\nTaa beddelkeeda, tifaftirayaasha aan soo gelin waxaa la siin doonaa magacyo isticmaal oo si otomaatig ah loo abuuray oo ku xiran <strong>[https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Help:Temporary_accounts xisaabaadka ku-meelgaarka ah]</strong>, waxaana ciwaannadooda IP kaliya arki kara xubnaha lagu kalsoon yahay ee bulshada ee u baahan si ay ula tacaalaan waxyeellada iyo dhaqanka xun.\n\nMarka xisaab ku-meelgaar ah loo sameeyo tifaftiraha aan soo galin, cookie ayaa lagu kaydin doonaa browser-kiisa. Xisaabtaas ku-meelgaarka ah ayaa markaas loo nisbayn doonaa dhammaan wax ka beddelada xiga, xitaa haddii ciwaanka IP-ga uu is beddelo.",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-temp-accounts-step-image-aria-label": "Sawir muujinaya astaanta isticmaale ee xisaabta ku meelgaarka ah.",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-info-step-title": "Eegista xogta IP",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-info-step-content": "Qalabka [https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Trust_and_Safety_Product/IP_Info Macluumaadka IP-ga] (Macluumaadka IP-ga) waxa uu u fududeeyaa maamulayaasha, la-dagaallamayaasha burburinta iyo isticmaaleyaasha khibradda leh inay helaan xogta cinwaannada IP-ga iyaga oo aan si toos ah u arkin cinwaannada IP-ga.\n\nIsticmaaleyaasha buuxiya shuruudaha gelitaanka waxay IP Info ka hawlgelin karaan dookhyadooda. Marka la hawlgeliyo, IP Info pop-up ayaa ka soo muuqan doona agagaarka akoonnada ku-meelgaarka ah iyo cinwaannada IP-ga ee hore. Xogta IP-ga sidoo kale waxa lagu soo bandhigi doonaa bogga wax ku biirinta.",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-info-step-image-aria-label": "Sawir muujinaya aaladda IPInfo oo loo adeegsanayo in lagu eego xogta xisaab ku-meelgaar ah oo ku taal bog, halkaas oo astaanta macluumaadka la gujiyay si ay u soo bandhigto sanduuq soo-baxa.",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-info-preference-title": "Shid xogta IP",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-preference-error": "Wax baa khaldamay. Fadlan mar kale isku day. Fariinta qaladka ee la helay waxay ahayd: $1",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-preference-success": "Dookha waa la cusboonaysiiyay",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-preference-warning": "Fadlan riix \"$1\" ka hor inta aadan sii wadin",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-save-preference": "Kaydi dooqyadaada",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-save-global-preference": "Kaydi dookhyada caalamiga ah",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-step-title": "Soo bandhigidda ciwaannada IP ee xisaabaadka ku-meelgaarka ah",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-step-content-base": "Maamulayaasha, la dagaallamayaasha burburinta iyo isticmaaleyaasha khibradda leh hadda waxay dooran karaan inay muujiyaan cinwaannada IP-ga ee la xiriira akoon ku meelgaar ah. Marka la shido, badhanka \"{{int:checkuser-tempaccount-reveal-ip-button-label}}\" ayaa ka soo muuqan doona agagaarka akoonnada ku-meelgaarka ah.",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-step-content-with-global-preferences": "{{int:checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-step-content-base}}\n\nIsticmaalayaasha buuxiya shuruudaha gelitaanka waxay u baahan karaan inay shiddaan muujinta IP-ga gudaha [[Special:Preferences#mw-prefsection-personal-checkuser-tempaccount|doorbidkooda]] ama [[Special:GlobalPreferences#mw-prefsection-personal-checkuser-tempaccount|doorbidka caalamiga ah]].",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-postscript-text": "Waxaad maamuli kartaa awoodda aad ku arki karto ciwaannada IP ee xisaabaadka ku-meelgaarka ah gudaha [[Special:Preferences#mw-prefsection-personal-checkuser-tempaccount|dooqyadaada]].",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-postscript-text-with-global-preferences": "Waxaad maamuli kartaa awoodda aad ku arki karto ciwaannada IP ee xisaabaadka ku-meelgaarka ah gudaha [[Special:GlobalPreferences#mw-prefsection-personal-checkuser-tempaccount|dooqyadaada caalamiga ah]].",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-postscript-text-with-global-preferences-with-autoreveal": "{{int:checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-postscript-text-with-global-preferences}} Qaabka si toos ah u muujinta IP-ga waxaa lagu maamulaa menu-ga Tools iyadoo la isticmaalayo link-ga \"{{int:checkuser-ip-auto-reveal-link-sidebar}}\", iyadoo leh xulashooyin waqtiyo kala duwan. Mudada caadiga ah waa $1.",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-step-image-aria-label": "Sawir muujinaya qalabka muujinta IP-ga ka dib isticmaal, halkaas oo ciwaanka IP ee la xiriira xisaabta ku-meelgaarka ah la muujiyo. Badhanka la riixay si loo arko waxa lagu calaamadeeyay qoraalka '{{int:checkuser-tempaccount-reveal-ip-button-label}}' waxaana lagu muujiyey agagaarka magaca isticmaalaha xisaabta ku meelgaarka ah.",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-preference-title-with-global-preferences": "Shid muujinta IP-ga si caalami ah",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-preference-title": "Shid muujinta IP-ga",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-preference-checkbox-text-with-global-preferences": "Shid badhanka \"{{int:checkuser-tempaccount-reveal-ip-button-label}}\", kaas oo muujin doona ciwaannada IP ee xisaabaadka ku-meelgaarka ah dhammaan wiki-yada aad ka buuxiso shuruudaha gelitaanka.",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-autoreveal-preference-checkbox-text": "Shid qaabka \"{{int:checkuser-ip-auto-reveal-link-sidebar}}\", kaas oo si toos ah u muujin doona ciwaannada IP ee xisaabaadka ku-meelgaarka ah. Isticmaalayaashu waa inay ka taxaddaraan inaysan si kama’ ah u shaacin ciwaannada IP-ga dadka kale.",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-preference-locally-enabled": "Muujinta IP-ga waa la shiday wiki-ga hadda.",
	"checkuser-temporary-accounts-onboarding-dialog-ip-reveal-preference-globally-enabled": "Muujinta IP-ga si caalami ah ayaa loo shiday dhammaan wiki-yada aad ka buuxiso shuruudaha gelitaanka.",
	"checkuser-rest-access-denied": "Ma lihid oggolaansho aad ku fuliso falkaas",
	"checkuser-rest-access-denied-blocked-user": "Ma lihid oggolaansho aad ku fuliso falkaas sababtoo ah xisaabtaada waa la xannibay",
	"checkuser-rest-userinfo-user-not-found": "Lambarka aqoonsiga isticmaalaha ee la bixiyay waa khalad.",
	"checkuser-link-investigate-label": "Isku day {{#special:investigate}}",
	"checkuser-investigateblock": "Xannib isticmaalayaasha",
	"checkuser-investigateblock-target": "Magacyada isticmaalayaasha iyo ciwaannada IP",
	"checkuser-investigateblock-actions": "Ficillada xannibidda",
	"checkuser-investigateblock-reason": "Sababta",
	"checkuser-investigateblock-options": "Xulashooyin dheeraad ah",
	"checkuser-investigateblock-email-label": "Ka hortag dirista iimaylka",
	"checkuser-investigateblock-usertalk-label": "Ka hortag inay wax ka beddelaan boggooda hadalka inta la xannibay",
	"checkuser-investigateblock-reblock-label": "Ka badal xannibaadaha jira",
	"checkuser-investigateblock-newblock-label": "Ku dar xannibaadaha jira",
	"checkuser-investigateblock-notice-user-page-label": "Ku reeb ogeysiis bogga isticmaalaha",
	"checkuser-investigateblock-notice-talk-page-label": "Ku reeb ogeysiis bogga hadalka isticmaalaha",
	"checkuser-investigateblock-notice-position-label": "Meel",
	"checkuser-investigateblock-notice-text-label": "Wikitext",
	"checkuser-investigateblock-notice-append": "Ku dar dhamaadka bogga",
	"checkuser-investigateblock-notice-prepend": "Ku dar bilowga bogga",
	"checkuser-investigateblock-notice-replace": "Beddel bogga",
	"checkuser-investigateblock-confirm-blocks-label": "Xaqiiji xanibaadaha",
	"checkuser-investigateblock-failure": "Ma jiro isticmaale la xannibay. Si aad u beddesho xannibaadaha jira, hubi: \"{{int:checkuser-investigateblock-reblock-label}}\". Xannibaad lama beddeli doono haddii xannibaadda cusub ay la mid tahay tan hore.",
	"checkuser-investigateblock-failure-multi": "Ma jiro isticmaale la xannibay. Si aad ugu darto xannibaad kale xannibaadaha jira, hubi: \"{{int:checkuser-investigateblock-newblock-label}}\".",
	"checkuser-investigateblock-success": "{{PLURAL:$2|Isticmaale|Isticmaalayaal}} $1 {{PLURAL:$2|wuu|way}} hadda xanniban {{PLURAL:$2|yahay|yihiin}}.",
	"checkuser-investigateblock-notices-failed": "Ogeysiisyo qaar laguma dari karin bogagga isticmaalaha ama bogagga hadalka isticmaalaha.",
	"checkuser-investigateblock-warning-ips-and-users-in-targets": "Waxaad ku dhowdahay inaad isla sabab isku mid ah ku xannibto labada xisaab iyo IP-yo isku mar adigoo isticmaalaya xogta CheckUser. Tani waxay jabin kartaa siyaasadda asturnaanta ee goobta. Ma hubtaa inaad rabto inaad sidaas sameyso?",
	"checkuser-investigateblock-warning-confirmaction": "Haddii aad si dhab ah u hubto inaad rabto inaad sameyso, fadlan hubi \"{{int:checkuser-investigateblock-confirm-blocks-label}}\" oo ku yaal hoosta.",
	"checkuser-investigateblock-warning-users-truncated": "Tirada isticmaalayaasha la xannibayo waxay ka badan tahay xadka $1. Kaliya {{PLURAL:$1|hal isticmaale ayaa|$1 isticmaalayaal ayaa}} lagu daray goobta isticmaalayaasha.",
	"checkuser-investigate": "Baadh",
	"checkuser-investigate-page-subtitle": "Baaritaanka socda ee $1",
	"checkuser-investigate-subtitle-block-accounts-button-label": "Xannib xisaabaadka",
	"checkuser-investigate-subtitle-block-ips-button-label": "Xannib IP-yada",
	"checkuser-investigate-subtitle-cancel-button-label": "Jooji",
	"checkuser-investigate-subtitle-continue-button-label": "Sii wad",
	"checkuser-investigate-indicator-new-investigation": "Baaritaan cusub",
	"checkuser-investigate-indicator-logs": "Diiwaanada",
	"checkuser-investigate-legend": "Raadi magacyada isticmaalayaasha, ciwaannada IP ama xadka IP",
	"checkuser-investigate-notice-no-results": "Natiijooyin lama helin.",
	"checkuser-investigate-tab-preliminary-check": "Macluumaadka akoonka",
	"checkuser-investigate-tab-compare": "Ciwaannada IP-ga & iyo xogta qalabka isticmaalaha",
	"checkuser-investigate-tab-timeline": "Jadwalka",
	"checkuser-investigate-targets-label": "Magacyada isticmaalayaasha iyo ciwaannada IP:",
	"checkuser-investigate-targets-placeholder": "Magaca isticmaale ama 1.1.1.1",
	"checkuser-investigate-duration-label": "Muddada",
	"checkuser-investigate-duration-option-all": "Dhammaan",
	"checkuser-investigate-duration-option-1w": "Usbuucii ugu dambeeyay",
	"checkuser-investigate-duration-option-2w": "2 toddobaad ee ugu dambeeyay",
	"checkuser-investigate-duration-option-30d": "30 maalmood ee u dambeeyay",
	"checkuser-investigate-reason-label": "Sababta",
	"checkuser-investigate-preliminary-notice-ip-targets": "Tab-ka macluumaadka xisaabtu kuma jiro wax xog ah oo ku saabsan IP-yada. Eeg <span class=\"plainlinks\">[$1 tab-ka IP-yada iyo user agents]</span> si aad u hesho faahfaahintaas.",
	"checkuser-investigate-preliminary-table-cell-blocked": "Xannibay",
	"checkuser-investigate-preliminary-table-cell-edits": "$1 {{PLURAL:$1|wax ka beddel|wax ka beddelo}}",
	"checkuser-investigate-preliminary-table-cell-unblocked": "Lama xannibin",
	"checkuser-investigate-preliminary-table-header-blocked": "Xaaladda",
	"checkuser-investigate-preliminary-table-header-editcount": "Wax ka beddello",
	"checkuser-investigate-preliminary-table-header-groups": "Kooxo",
	"checkuser-investigate-preliminary-table-header-name": "Magaca isticmaalaha",
	"checkuser-investigate-preliminary-table-header-registration": "Taariikh la xidhay",
	"checkuser-investigate-preliminary-table-header-wiki": "Wiki-ga",
	"checkuser-investigate-preliminary-table-cell-wiki-nowiki": "Wiki lama helin",
	"checkuser-investigate-filters-legend": "Shaandheeye",
	"checkuser-investigate-filters-exclude-targets-label": "Qari isticmaalayaashan ama IP-yadan",
	"checkuser-investigate-filters-exclude-temp-accounts-label": "Ka shaandhee xisaabaadka ku meelgaarka ah",
	"checkuser-investigate-timeline-notice-no-results-filters": "Natiijooyin la mid ah shuruudaha shaandhaynta lama helin. Isku day in aad ka saarto qaar ka mid ah shaandhaynta si aad u ballaadhiso raadinta.",
	"checkuser-investigate-compare-copy-button-label": "Muuji qoraalka wikitext",
	"checkuser-investigate-compare-copy-button-label-hide": "Qari wikitext",
	"checkuser-investigate-compare-toollinks-whois": "WHOIS",
	"checkuser-investigate-compare-toollinks-ipcheck": "Hubinta wakiilka",
	"checkuser-investigate-compare-copy-message-label": "Ma rabtaa inaad xogtan u nuquliso sidii jadwal Wikitext ah?",
	"checkuser-investigate-compare-notice-exceeded-limit": "Sababo la xiriira xaddidaado farsamo, waxaan gaarnay tirada diiwaannada la soo bandhigi karo. Xogta loo soo celiyay bartilmaameedyada soo socda ma dhammaystirna: $1. Fadlan isku day inaad isticmaasho bartilmaameedyo yar, waqti gaaban ama xad IP oo cidhiidhi ah.",
	"checkuser-investigate-compare-notice-no-results-filters": "Natiijooyin la mid ah shuruudaha shaandhaynta lama helin. Isku day in aad ka saarto shaandhayn si aad u ballaadhiso raadinta.",
	"checkuser-investigate-compare-table-button-add-ip-targets-label": "Muuji dhammaan IP-yada isticmaalahan",
	"checkuser-investigate-compare-table-button-add-user-targets-label": "Muuji dhammaan isticmaalayaasha IP-kan",
	"checkuser-investigate-compare-table-button-add-user-targets-log-label": "Ku dar IP-kan baaritaanka",
	"checkuser-investigate-compare-table-button-checks-label": "Hubi",
	"checkuser-investigate-compare-table-button-contribs-label": "Ku darsashooyinka",
	"checkuser-investigate-compare-table-button-filter-label": "Ka shaandhee natiijooyinka",
	"checkuser-investigate-compare-table-cell-unregistered": "Aan diiwaangashanayn",
	"checkuser-investigate-compare-table-cell-actions": "<b>[$1 {{PLURAL:$1|falka|falo}}]</b>",
	"checkuser-investigate-compare-table-cell-other-actions": "<i>(~$1 ka yimid dhammaan isticmaalayaasha)</i>",
	"checkuser-investigate-compare-table-header-username": "Magaca isticmaalaha",
	"checkuser-investigate-compare-table-header-activity": "Xilliga taariikhda",
	"checkuser-investigate-compare-table-header-ip": "IP",
	"checkuser-investigate-compare-table-header-useragent": "Wakiilka isticmaalaha:",
	"checkuser-ip-contributions": "Raadi wax ku darsiyada IP",
	"checkuser-ip-contributions-permission-error-title": "Khalad oggolaansho",
	"checkuser-ip-contributions-permission-error-description": "Si aad u aragto wax ka beddellada xisaabaadka ku meelgaarka ah ee IP-ga, fadlan aqbal heshiiska ku jira [[Special:Preferences|dookhyadaada]].",
	"checkuser-ip-contributions-subtitle": "Natiijooyinka laga muujinayo $1 {{PLURAL:$1|maalin|maalmo}} ee u dambeysay.",
	"checkuser-ip-contributions-target-label": "Ciwaanka IP ama xadka:",
	"checkuser-ip-contributions-target-error-no-ip": "Geli ciwaan IP ama xad IP oo sax ah",
	"checkuser-ip-contributions-target-error-no-ip-banner": "Raadintaada lama dhammaystiri karin. Fadlan geli ciwaan IP ama xad IP oo sax ah. [[Special:Contributions/$1|Ama ku raadi magaca isticmaalaha]].",
	"checkuser-ip-contributions-tab-label-contributions": "Ku darsashooyinka",
	"checkuser-ip-contributions-tab-label-archive-contributions": "Tabarucaadka la tirtiray",
	"checkuser-ip-contributions-search-form-wrapper": "Raadi wax ku darsiyada IP",
	"checkuser-ip-contributions-results-title": "Wax ka beddellada IP ee isticmaalaha ku meelgaarka ah ee $1",
	"checkuser-global-contributions-no-results-no-central-user": "<strong>Natiijooyin la jaanqaadaya weydiinta lama helin</strong>. Isticmaalaha \"$1\" ma aha mid diiwaangashan.",
	"checkuser-ip-contributions-archive-results-title": "Wax ka beddellada IP ee isticmaalaha ku-meelgaarka ah ee la tirtiray ee $1",
	"checkuser-ip-contributions-deleted-contributions-link": "Wax ka beddellada isticmaalaha la tirtiray",
	"checkuser-ip-contributions-contributions-link": "Ku darsashooyinka",
	"checkuser-ip-contributions-special-ip-contributions-button": "Wax ka-beddellada IP ee isticmaalaha ku meelgaarka ah",
	"checkuser-ip-contributions-special-ip-contributions-button-mobile": "Wax ka-beddellada IP ee isticmaale ku meelgaar ah",
	"checkuser-ip-contributions-special-contributions-button": "Wax ka beddellada IP ee duugga ah",
	"checkuser-global-contributions-link": "Wax ku darsiyada caalamiga ah",
	"checkuser-global-contributions-link-sidebar": "Wax ku darsiyada caalamiga ah",
	"checkuser-global-contributions-summary": "Hel wax ka beddellada uu isticmaale sameeyay dhammaan mashaariicda wiki-ga muddada $1 {{PLURAL:$1|maalin|maalmo}} ee u dambeysay.",
	"checkuser-global-contributions": "Raadi wax ku darsiyada caalamiga ah",
	"checkuser-global-contributions-permission-error-title": "Qalad ogolaashada",
	"checkuser-global-contributions-permission-error-description": "Si aad u aragto wax ku darsiyada caalamiga ah, fadlan aqbal heshiiska ku jira [[Special:GlobalPreferences|dookhyadaada caalamiga ah]].",
	"checkuser-global-contributions-subtitle": "Muujinta natiijooyinka $1 {{PLURAL:$1|maalin|maalmo}} ee u dambeysay, dhammaan wiki-yada aad xaq u leedahay inaad aragto wax ku darsiyada. Waxaa lagu xaddiday $2 {{PLURAL:$2|natiijo|natiijooyin}} wiki kasta.",
	"checkuser-global-contributions-subtitle-account": "Muujinta natiijooyinka $1 {{PLURAL:$1|maalin|maalmo}} ee u dambeysay, dhammaan wiki-yada. Waxaa lagu xaddiday $2 {{PLURAL:$2|natiijo|natiijooyin}} wiki kasta.",
	"checkuser-global-contributions-target-label": "Magaca isticmaale, ciwaanka IP ama kala-duwanaansho:",
	"checkuser-global-contributions-target-placeholder": "Magaca isticmaale, ciwaanka IP ama kala duwanaansho",
	"checkuser-global-contributions-search-form-wrapper": "Raadi wax ku darsiyada caalamiga ah",
	"checkuser-global-contributions-results-title": "Wax ku darsiyada caalamiga ah ee $1",
	"checkuser-global-contributions-no-results-no-permissions": "<strong>Natiijooyin la jaanqaadaya weydiinta lama helin.</strong> Waxaa laga yaabaa inaadan haysan oggolaansho aad ku aragto ciwaannada IP ee ay adeegsadeen xisaabaadka ku-meelgaarka ah.",
	"checkuser-global-contributions-no-results-no-global-preference": "<strong>Natiijooyin la jaanqaadaya weydiinta lama helin.</strong> Natiijooyinkan waxaa laga yaabaa inay dhammaystirnayn sababtoo ah waxaad u baahan tahay inaad aqbasho heshiiska ku jira [$1 dookhyadaada caalamiga ah].",
	"checkuser-global-contributions-no-global-preference": "Natiijooyinkan waxaa laga yaabaa inay dhammaystirnayn sababtoo ah waxaad u baahan tahay inaad aqbasho heshiiska ku jira [$1 dookhyadaada caalamiga ah].",
	"checkuser-global-contributions-api-lookup-error": "Khalad ayaa ka dhacay soo gelinta xogta qaar ka mid ah wikiyada. Natiijooyinkan ma dhammaystirna. <strong>Waxaa laga yaabaa in ay caawiso in mar kale la isku dayo.</strong>",
	"checkuser-global-contributions-no-results-no-visible-contribs": "<strong>Natiijooyin la mid ah weydiinta lama helin.</strong> Isticmaalaha \"$1\" ma laha wax ku darsiyo muuqda.",
	"checkuser-global-contributions-no-results-when-filters-applied": "<strong>Natiijooyin la mid ah weydiinta lama helin.</strong> Waxaad heli kartaa wax ku darsiyo haddii aad beddesho xuduudaha raadinta.",
	"checkuser-ip-auto-reveal-link-sidebar": "Si otomaatig ah u muujinta IP",
	"checkuser-ip-auto-reveal-link-sidebar-on": "Si otomaatig ah u muujinta IP (shidan)",
	"checkuser-ip-auto-reveal-notification-on": "<strong>Si otomaatig ah u muujinta IP waa shidan tahay</strong>",
	"checkuser-ip-auto-reveal-notification-off": "<strong>Si otomaatig ah u muujinta IP waa damisan tahay</strong>",
	"checkuser-ip-auto-reveal-on-dialog-title": "Shid si otomaatig ah u muujinta IP",
	"checkuser-ip-auto-reveal-on-dialog-text": "Shididda sifadan waxay si otomaatig ah u muujin doontaa dhammaan ciwaannada IP ee xisaabaadka ku-meelgaarka ah muddo kooban. [https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Trust_and_Safety_Product/Temporary_Accounts/Access_to_IP#Automatically_showing_IPs_for_temporary_accounts Wax dheeraad ah baro]",
	"checkuser-ip-auto-reveal-on-dialog-default-action": "Jooji",
	"checkuser-ip-auto-reveal-on-dialog-primary-action": "Daar",
	"checkuser-ip-auto-reveal-on-dialog-select-label": "Muddada:",
	"checkuser-ip-auto-reveal-on-dialog-select-default": "Dooro ikhtiyaar",
	"checkuser-ip-auto-reveal-off-dialog-title": "Si otomaatig ah u muujinta IP waa shidan tahay",
	"checkuser-ip-auto-reveal-off-dialog-text-expiry": "Waqtiga haray: <strong>$2 {{PLURAL:$2|maalin|maalmo}}, $1</strong>",
	"checkuser-ip-auto-reveal-off-dialog-text-info": "Sababo la xiriira asturnaanta, sifadan si otomaatig ah ayay u dami doontaa marka muddadu dhammaato. [https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Trust_and_Safety_Product/Temporary_Accounts/Access_to_IP#Automatically_showing_IPs_for_temporary_accounts Wax dheeraad ah baro]",
	"checkuser-ip-auto-reveal-off-dialog-error-extend-limit": "Muddada lama dejin karo in ka badan $1",
	"checkuser-ip-auto-reveal-off-dialog-extend-action": "+10 daqiiqo",
	"checkuser-ip-auto-reveal-off-dialog-off-action": "Dami",
	"prefs-checkuser-tempaccount": "Muujinta IP ee xisaabta ku meelgaarka ah",
	"checkuser-tempaccount-enable-preference-description": "Markaad adeegsanayso qalabkan, waa inaad hubisaa inaad u isticmaasho si waafaqsan siyaasadda.",
	"checkuser-tempaccount-enable-preference": "Shid awoodda lagu muujinayo ciwaannada IP ee xisaabaadka ku-meelgaarka ah",
	"checkuser-tempaccount-no-ip-results": "Xog IP ma jirto oo ku saabsan isticmaalahaan ku-meelgaarka ah $1 {{PLURAL:$1|maalin|maalmo}} ee u dambeysay",
	"checkuser-tempaccount-reveal-ip-button-label": "Muuji IP",
	"checkuser-tempaccount-reveal-ip-missing": "lama heli karo",
	"checkuser-tempaccount-reveal-ip-expired": "lama heli karo mar dambe",
	"checkuser-tempaccount-reveal-ip-error": "Khalad",
	"checkuser-tempaccount-reveal-ip-permission-error-description": "Si aad u aragto ciwaannada IP ee xisaabaadka ku-meelgaarka ah, fadlan aqbal heshiiska ku jira [[Special:Preferences|dookhyadaada]].",
	"checkuser-tempaccount-reveal-blocked-loading": "Soo raridda faahfaahinta xannibaadda",
	"checkuser-tempaccount-reveal-blocked-title": "Eeg faahfaahinta xannibaadda",
	"checkuser-tempaccount-reveal-blocked-missingblock": "Waxaa lagaa hor istaagay inaad muujiso ciwaannada IP ee xisaabaadka ku-meelgaarka ah sababtoo ah xannibaad saameynaysay xisaabtaada, taas oo hadda aan jirin. Fadlan dib u cusboonaysii bogga.",
	"checkuser-tempaccount-reveal-blocked-error": "Khalad ayaa dhacay markii la soo qaadayay faahfaahinta xannibaadda. Fadlan dib u cusboonaysii bogga oo mar kale isku day.",
	"checkuser-tempaccount-reveal-blocked-header": "Muujinta IP ee xisaabaadka ku meelgaarka ah waa dansan tahay",
	"checkuser-tempaccount-reveal-blocked-description": "Ma lihid oggolaansho aad ku isticmaasho sifadan, sababaha soo socda awgood:",
	"checkuser-tempaccount-specialblock-ips": "Kani waa isticmaale ku-meelgaar ah oo adeegsanaya {{PLURAL:$1|IP|IP-yo}} soo socda: $2",
	"checkuser-temporary-account-log-name": "Diiwaanka muujinta IP",
	"checkuser-temporary-account-log-header": "Kani waa diiwaan ka kooban:\n# Eegista ciwaannada IP ee ay adeegsadeen xisaab ku-meelgaar ah\n# Eegista xisaabaadka ku-meelgaarka ah ee ku xiran ciwaan IP ama kala-duwanaansho IP\n# Beddelidda heerarka gelitaanka isticmaalaha ee lagu arko ciwaannada IP ee ay adeegsadeen xisaabaadka ku-meelgaarka ah",
	"logentry-checkuser-temporary-account-change-access": "$1 $4 gelitaanka {{GENDER:$2|isa|eedda|kooda}} ee lagu arko ciwaannada IP ee xisaabaadka ku meelgaarka ah",
	"checkuser-temporary-account-change-access-level-disable": "{{GENDER:$1|la damiyay}}",
	"checkuser-temporary-account-change-access-level-enable": "{{GENDER:$1|la shiday}}",
	"checkuser-temporary-account-change-access-level-disable-globally": "si caalami ah {{GENDER:$1|loo damiyay}}",
	"checkuser-temporary-account-change-access-level-enable-globally": "si caalami ah {{GENDER:$1|la shiday}}",
	"logentry-checkuser-temporary-account-disable-auto-reveal": "$1 {{GENDER:$2|la damiyay}} muujinta otomaatiga ah ee ciwaannada IP ee xisaabaadka ku meelgaarka ah",
	"logentry-checkuser-temporary-account-enable-auto-reveal": "$1 {{GENDER:$2|la shiday}} muujinta otomaatiga ah ee ciwaannada IP ee xisaabaadka ku meelgaarka ah ilaa $5",
	"logentry-checkuser-temporary-account-view-ips": "$1 {{GENDER:$2|arkay}} ciwaannada IP ee $3",
	"logentry-checkuser-temporary-account-view-temporary-accounts-on-ip": "$1 {{GENDER:$2|arkay}} xisaabaadka ku meelgaarka ah ee $3",
	"logentry-checkuser-temporary-account-view-temp-accounts-on-ip-global": "$1 si caalami ah {{GENDER:$2|arkay}} xisaabaadka ku meelgaarka ah ee $3",
	"log-action-filter-checkuser-temporary-account": "Nooca falka:",
	"log-action-filter-checkuser-temporary-account-change-access": "Beddel gelitaanka",
	"log-action-filter-checkuser-temporary-account-view-ips": "Hel xogta IP ee xisaabta ku meelgaarka ah",
	"logentry-checkuser-temporary-account-af-change-access-enable": "$1 waxa uu {{GENDER:$2|awoodsiiyay|awoodsiisay|awoodsiiyay}} gelitaankiisa si uu u arko xogta la ilaaliyay",
	"logentry-checkuser-temporary-account-af-change-access-disable": "$1 waxa uu {{GENDER:$2|joojiyay|joojisay|joojiyay}} gelitaankiisa si uu u arko xogta la ilaaliyay",
	"logentry-checkuser-temporary-account-af-view-protected-var-value": "$1 waxa uu {{GENDER:$2|eegay}} xogta la ilaaliyay ee la xiriirta $3",
	"logentry-checkuser-temporary-account-af-view-protected-var-value-varnames": "$1 {{GENDER:$2|wuxuu arkay}} {{PLURAL:$4|doorsoome|doorsoomayaal}} la ilaaliyay oo ku xiran $3: $5",
	"checkuser-temporary-account-autorevoke-userright-reason": "si otomaatig ah ayaa looga noqday hawl la'aan awgeed",
	"checkuser-ipinfo-global-contributions-url-text": "Eeg wax ku darka caalamiga ah",
	"checkuser-userinfocard-toggle-button-aria-label": "Fur kaarka macluumaadka ee {{GENDER:$1|isticmaale}}",
	"checkuser-userinfocard-close-button-aria-label": "Xir",
	"checkuser-userinfocard-open-menu-aria-label": "Fur liiska kaarka macluumaadka ee {{GENDER:$1|isticmaale}}",
	"checkuser-userinfocard-joined": "{{GENDER:$3|Ku biiray}}: $1 ($2)",
	"checkuser-userinfocard-joined-unknowndate": "{{GENDER:$1|Ku biiray}}: 2005 ama ka hor",
	"checkuser-userinfocard-active-wikis-label": "Wikiyada firfircoon",
	"checkuser-userinfocard-active-blocks-from-all-wikis": "Xannibaadaha firfircoon ee dhammaan wikiyada: $1",
	"checkuser-userinfocard-past-blocks": "Xannibaadihii hore: $1",
	"checkuser-userinfocard-global-edits": "Wax ka beddelka caalamiga ah: $1",
	"checkuser-userinfocard-local-edits": "Wax-ka-beddellada deegaanka: $1 (la celiyay: $2)",
	"checkuser-userinfocard-local-edits-reverts-unknown": "Wax ka beddellada deegaanka: $1",
	"checkuser-userinfocard-new-articles": "Maqaallo cusub: $1",
	"checkuser-userinfocard-thanks": "Mahadnaq waa la helay: $1 (la bixiyay: $2)",
	"checkuser-userinfocard-checks": "Hubinno: $1 (ugu dambeyn la hubiyay: $2)",
	"checkuser-userinfocard-checks-empty": "Hubinno: $1",
	"checkuser-userinfocard-global-restrictions-locked": "[[$2|Caalami ahaan {{GENDER:$1|la xannibay}}]] tan iyo $3",
	"checkuser-userinfocard-global-restrictions-locked-no-date": "[[$2|Caalami ahaan {{GENDER:$1|quful}}]]",
	"checkuser-userinfocard-global-restrictions-blocked": "[[$2|Caalami ahaan {{GENDER:$1|xanniban}}]] tan iyo $3",
	"checkuser-userinfocard-global-restrictions-blocked-disabled": "[[$2|Caalami ahaan {{GENDER:$1|xanniban}}]] tan iyo $3 (deegaanka waa naafo)",
	"checkuser-userinfocard-menu-view-contributions": "Eeg wax ku darsiyada {{GENDER:$1|isticmaale}}",
	"checkuser-userinfocard-menu-view-global-account": "Eeg macluumaadka {{GENDER:$1|xisaabta caalamiga ah}}",
	"checkuser-userinfocard-menu-add-to-watchlist": "Ku dar {{GENDER:$1|bogga isticmaalaha}} liiska la daawado",
	"checkuser-userinfocard-menu-remove-from-watchlist": "Ka saar {{GENDER:$1|bogga isticmaalaha}} liiska la socodka",
	"checkuser-userinfocard-menu-check-ip": "Hubi ciwaannada IP ee {{GENDER:$1|isticmaale}}",
	"checkuser-userinfocard-menu-block-user": "Xannib {{GENDER:$1|isticmaalaha}}",
	"checkuser-userinfocard-menu-provide-feedback": "Ka bixi jawaab celin ku saabsan sifadan",
	"checkuser-userinfocard-menu-turn-off": "Demi astaantan",
	"checkuser-userinfocard-menu-view-xtools": "Eeg XTools",
	"checkuser-userinfocard-loading-label": "Soo shubista macluumaadka isticmaalaha",
	"checkuser-userinfocard-error-title": "Khalad ayaa dhacay",
	"checkuser-userinfocard-error-no-data": "Lama heli karo macluumaadka isticmaalahan. Fadlan isku day mar kale hadhow.",
	"checkuser-userinfocard-error-generic": "Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale hadhow.",
	"checkuser-userinfocard-enable-preference-description": "Dhaqaaji [[mw:Trust_and_Safety_Product/Anti-abuse_signals/User_Info|kaarka macluumaadka isticmaalaha]]",
	"checkuser-userinfocard-enable-preference-help": "Ku muuji badhan agta magaca isticmaalaha si loo furo popover leh macluumaad ku saabsan akoonka.",
	"checkuser-userinfocard-activity-chart-label": "Dhaqdhaqaaqa wax ka beddelka 60-kii maalmood ee ugu dambeeyay ({{PLURAL:$1|$1 wax ka beddel|$1 wax ka beddello|0=Ma jiro wax ka beddel}})",
	"checkuser-userinfocard-last-edit-timestamp-label": "Wax ka beddelka ugu dambeeyay: $1",
	"checkuser-userinfocard-count-exceeds-max-to-display": "$1+",
	"checkuser-ipinfo-global-contributions-label": "Wax ku dar caalami ah",
	"checkuser-ipinfo-global-contributions-tooltip": "Tirada wax ka beddelka iskutallaabta wiki ee laga sameeyay cinwaankan IP.",
	"checkuser-ipinfo-global-contributions-value": "{{PLURAL:$1|$1 wax ka beddel caalami ah|$1 wax ka beddello caalami ah|0=Ma jiro wax ka beddel caalami ah}}",
	"tooltip-t-global-contributions": "Liis ka kooban wax-ku darsiyada dhammaan wiki-yada ee {{GENDER:$1|isticmaalahani}}",
	"checkuser-userinfocard-groups": "<strong>Kooxaha</strong>: $1",
	"checkuser-userinfocard-global-groups": "<strong>Kooxo caalami ah</strong>: $1",
	"checkuser-userinfocard-chart-tooltip-label": "$1 ({{PLURAL:$2|$2 wax ka beddel|$2 wax ka beddelo|0=Wax ka-beddel ma jiro}})",
	"checkuser-userinfocard-temporary-account-viewer-opted-in": "Wuxuu oggolaaday inuu arko IP-yada akoonnada ku meelgaarka ah",
	"checkuser-userinfocard-ip-revealed-count": "IP-yada la muujiyay: $1 (ugu dambeyn la hubiyay $2)",
	"checkuser-userinfocard-ip-revealed-never": "Muujinta IP: $1",
	"checkuser-suggestedinvestigations": "Baaritaanno la soo jeediyay",
	"checkuser-suggestedinvestigations-summary": "Boggan waxa uu ka kooban yahay xisaabaad si otomaatig ah loogu calaamadeeyay inay suurtagal tahay inay shaki leeyihiin si ay u baaraan isticmaalayaasha CheckUser.",
	"checkuser-suggestedinvestigations-header-users": "Xisaabaadka",
	"checkuser-suggestedinvestigations-header-signals": "Calaamadaha khatarta",
	"checkuser-suggestedinvestigations-header-status": "Xaaladda",
	"checkuser-suggestedinvestigations-header-notes": "Fiiro gaar ah",
	"checkuser-suggestedinvestigations-header-actions": "Falal",
	"checkuser-suggestedinvestigations-user-showmore": "Muuji +$1 {{PLURAL:$1|xisaab|xisaabo}}",
	"checkuser-suggestedinvestigations-user-showless": "Qari $1 {{PLURAL:$1|xisaab|xisaabo}} ee u dambeysay",
	"checkuser-suggestedinvestigations-status-open": "Fur",
	"checkuser-suggestedinvestigations-status-resolved": "La xiray",
	"checkuser-suggestedinvestigations-status-invalid": "Aan sax ahayn",
	"checkuser-suggestedinvestigations-status-description-invalid": "Dooro tan si aad u muujiso natiijooyin khaldan",
	"checkuser-suggestedinvestigations-status-reason-default-invalid": "Natiijo khaldan",
	"checkuser-suggestedinvestigations-action-investigate": "Baar isticmaalayaasha",
	"checkuser-suggestedinvestigations-action-investigate-disabled": "Kaliya waxaa la baarayaa ilaa $1 {{PLURAL:$1|xisaabo}}",
	"checkuser-suggestedinvestigations-action-change-status": "Beddel xaaladda",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-close-label": "Xir",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-cancel-btn": "Jooji",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-submit-btn": "Gudbi",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-title": "Beddel xaaladda",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-text": "Dooro xaalad cusub oo baaritaankan ah",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-status-list-header": "Xaaladda",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-status-reason-header": "Ku dar qoraal",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-reason-description-resolved": "Calaamadee haddii wax tallaabo ah la qaaday",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-reason-description-invalid": "Haddii aan wax qoraal ah lagu darin, erayada \"{{int:checkuser-suggestedinvestigations-status-reason-default-invalid}}\" ayaa la soo bandhigi doonaa",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-reason-placeholder-resolved": "tusaale: tallaabo la qaaday: isticmaalayaal la xannibay",
	"checkuser-suggestedinvestigations-change-status-dialog-reason-placeholder-invalid": "tusaale: kuwani ma aha xisaabaad shaki leh",
	"checkuser-suggestedinvestigations-risk-signals-popover-title": "Calaamadaha khatarta",
	"checkuser-suggestedinvestigations-risk-signals-popover-body-intro": "Calaamadahani waa tilmaamayaal muujinaya suurtagalnimada dhaqdhaqaaq fal fuliye xun.",
	"checkuser-suggestedinvestigations-risk-signals-popover-close-label": "Xir",
	"checkuser-suggestedinvestigations-risk-signals-popover-open-label": "Ka akhri macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan calaamadaha khatarta ah gudaha popover",
	"checkuser-userinfocard-temporary-account-bucketcount": "Xisaabaadka ku-meelgaarka ah ee ka yimid dhammaan IP-yada la xiriira: $1",
	"checkuser-userinfocard-temporary-account-bucketcount-tooltip": "Tirinta guud ee dhammaan xisaabaadka ku meelgaarka ah ee ka yimid dhammaan IP-yada la xiriira xisaabtan",
	"checkuser-temporary-account-bucketcount-min": "$1",
	"checkuser-temporary-account-bucketcount-max": "$1+"
}
