{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"disableoathforuser": "Dami xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaalaha",
	"verifyoathforuser": "Hubi xaaladda xaqiijinta laba tallaabo",
	"oathauth-account": "Magaca xisaabta:",
	"oathauth-secret": "Furaha sirta ah ee xaqiijinta laba-tallaabo:",
	"oathauth-enable": "Dhaqangelin xaqiijinta laba tallaabo",
	"oathauth-recoverycodes": "Isticmaal tan haddii aad lumiso gelitaanka hababkaaga xaqiijinta laba-tallaabo.",
	"oathauth-recoverycodes-important": "Tallaabadani waa muhiim! Ha ka boodin tallaabadan!",
	"oathauth-recoverycodes-neveragain": "Koodhadhkan mar dambe lama muujin doono!",
	"oathauth-recoverytokens-createdat": "Koodhadhka soo kabashada waa la sameeyay: $1",
	"oathauth-recoverycodes-download": "Soo deji",
	"oathauth-recoverycodes-filename": "koodhadhka soo kabashada",
	"oathauth-recoverycodes-copy": "Nuqul",
	"oathauth-recoverycodes-copy-success": "Koodhadhka soo kabashada waxaa lagu koobiyeeyay sabuuraddaada!",
	"oathauth-recoverycodes-create-label": "Abuur {{PLURAL:$1|koodh cusub oo soo kabasho|koodhadh cusub oo soo kabasho}}",
	"oathauth-recoverycodes-too-many-instances": "In ka badan hal koodh oo soo kabasho ayaa laga helay keydka xogta ee isticmaalahan.",
	"oathauth-recoverycodes-exist": "Waxaad hore u haysatay koodhadh soo kabasho. Halkan waa mar kale si aad u nuquliso ama u soo dejiso meel ammaan ah.",
	"oathauth-recoverycodes-header": "Ikhtiyaarada soo kabashada",
	"oathauth-recoverycodes-header-create": "Abuur koodhadh cusub oo soo kabasho",
	"oathauth-recoverycodes-regenerate-warning": "Haddii aad abuurto {{PLURAL:$1|koodh cusub oo soo kabasho|koodhadh cusub oo soo kabasho}}, <strong>koodhadhkaagii asalka ahaa ee soo kabashada {{PLURAL:$1|koodh|koodhadh}} mar dambe ma shaqayn doonaan.</strong>",
	"oathauth-failedtovalidateoath": "Khalad ayaa dhacay markii la isku dayayay in la xaqiijiyo koodhka ka yimid barnaamijkaaga xaqiijinta. Fadlan isku day mar kale.",
	"oathauth-disable": "Dami xaqiijinta laba tallaabo",
	"oathauth-validatedoath": "Xogta xaqiijinta laba-tallaabo waa la xaqiijiyay. Xaqiijinta laba-tallaabo hadda waa la dhaqan gelin doonaa.",
	"oathauth-noscratchforvalidation": "Ma isticmaali kartid koodh soo kabasho si aad u xaqiijiso xaqiijinta laba-tallaabo. Koodhadhka soo kabashada waxaa loo isticmaalaa kaliya kayd iyo xaalado gaar ah. Fadlan isticmaal koodh ka yimid barnaamijkaaga xaqiijinta laba-tallaabo (sida [https://www.authy.com/ Authy], [https://freeotp.github.io/ FreeOTP], [https://support.google.com/accounts/answer/1066447 Google Authenticator], [https://www.microsoft.com/en-us/security/mobile-authenticator-app Microsoft Authenticator] ama [https://1password.com/ 1Password]).",
	"oathauth-disabledoath": "Xaqiijinta laba-tallaabo waa la damiyay.",
	"oathauth-prefs-label": "Xaqiijinta laba-tallaabo:",
	"oathauth-step1": "Tallaabada 1: Soo dejiso barnaamij xaqiijin laba-tallaabo",
	"oathauth-step1-test": "Soo dejiso barnaamij xaqiijinta laba-tallaabo. Waxay noqon kartaa barnaamij mobile ama desktop ah, sida [https://www.authy.com/ Authy], [https://freeotp.github.io/ FreeOTP], [https://support.google.com/accounts/answer/1066447 Google Authenticator], [https://www.microsoft.com/en-us/security/mobile-authenticator-app Microsoft Authenticator] ama [https://1password.com/ 1Password].",
	"oathauth-step-friendly-name": "Tallaabada 2: Sii magac",
	"oathauth-step-friendly-name-text": "Haddii aad ku darto in ka badan hal barnaamij, waxaad ogaan doontaa mid kasta midka uu yahay.",
	"oathauth-step2": "Tallaabada 3: Sawir QR koodhka",
	"oathauth-step2-qrcode": "Ku sawir QR code-ka adigoo isticmaalaya barnaamijka aad soo dejisay tallaabada 1 si aad u shiddo xaqiijinta laba-tallaabo.",
	"oathauth-step2alt": "Haddii aadan awoodin inaad sawirto QR code-ka, gacanta ku geli furaha sirta ah iyo magaca xisaabta:",
	"oathauth-step3": "Tallaabada 4: Qor koodhadhka soo kabashada",
	"oathauth-step4": "Tallaabada 5: Xaqiijin",
	"oathauth-entertoken": "Geli koodh ka yimid qalabkaaga xaqiijinta si loo xaqiijiyo:",
	"oathauth-enter-recovery-code": "Geli koodhkaaga soo kabashada ee horay loo soo saaray",
	"oathauth-disable-for-user": "Dami xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaale",
	"oathauth-verify-for-user": "Hubi in isticmaale uu leeyahay xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa",
	"right-oathauth-disable-for-user": "Dami xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaale",
	"action-oathauth-disable-for-user": "Dami xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaale",
	"right-oathauth-verify-user": "Hubi in isticmaale uu leeyahay xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa",
	"action-oathauth-verify-user": "Hubi in isticmaale uu leeyahay xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa",
	"right-oathauth-view-log": "Hel diiwaanka isbeddellada xaqiijinta laba-tallaabo",
	"action-oathauth-view-log": "Hel diiwaanka isbeddellada xaqiijinta laba-tallaabo",
	"oathauth-disable-intro": "Awood weyn, waxaa la socota masuuliyad weyn",
	"oathauth-enteruser": "Magaca isticmaalaha:",
	"oathauth-enterdisablereason": "Sababta loo daminayo:",
	"oathauth-enterverifyreason": "Sababta hubinta:",
	"right-oathauth-enable": "Shid xaqiijinta laba-tallaabo",
	"action-oathauth-enable": "Shid xaqiijinta laba-tallaabo",
	"oathauth-auth-token-help": "Eray sir ah oo hal mar la isticmaalo oo loo adeegsado sidii qodobka labaad ee xaqiijinta laba-tallaabo.",
	"oathauth-auth-use-recovery-code": "Isticmaal koodhadhka soo kabashada",
	"oathauth-auth-ui": "Fadlan geli koodh ka yimid barnaamijkaaga xaqiijinta laba-tallaabo (sida [https://www.authy.com/ Authy], [https://freeotp.github.io/ FreeOTP], [https://support.google.com/accounts/answer/1066447 Google Authenticator], [https://www.microsoft.com/en-us/security/mobile-authenticator-app Microsoft Authenticator] ama [https://1password.com/ 1Password]).",
	"oathauth-auth-switch-module-label": "Isticmaal barnaamij xaqiijiye",
	"oathauth-auth-switch-module-help": "U deji <code>newModule</code> magaca module-ka cusub si aad u hesho caqabad cusub oo ka timaadda module kale oo 2FA ah. Ka tag madhan haddii aad ka jawaabayso caqabadda hadda jirta.",
	"oathauth-auth-switch-module-keep": "(ha beddelin)",
	"oathauth-throttled": "Isku dayo badan ayaa la sameeyay! Fadlan sug dhowr daqiiqo.",
	"oathauth-login-failed": "Xaqiijinta laba-tallaabo waa fashilantay.",
	"oathauth-recovery-code-login-failed": "Xaqiijinta koodhka soo kabashada waa fashilantay.",
	"oathauth-describe-provider": "Xaqiijinta laba-tallaabo (OATH).",
	"grant-group-authentication": "Samee falalka xaqiijinta naftaada iyo kuwa kale",
	"grant-oath": "Hel xogta xaqiijinta laba-tallaabo (OATH) ee naftaada iyo kuwa kale",
	"oathauth-user-not-found": "Lama helin xisaab isticmaale oo leh magacaas",
	"oath-log-name": "Diiwaanka xaqiijinta laba-tallaabo",
	"oath-log-header": "Dhacdooyinkan waxay la socdaan isbeddellada xaaladda xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaalayaasha.",
	"logentry-oath-disable-other": "$1 {{GENDER:$2|waa uu damiyay}} xaqiijinta laba-tallaabo ee $3",
	"logentry-oath-verify": "$1 {{GENDER:$2|wuu hubiyay}} in $3 uu leeyahay xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa",
	"log-action-filter-oath": "Nooca hawlgalka xaqiijinta laba-tallaabo:",
	"log-action-filter-oath-verify": "Hubinaya in xaqiijinta laba-tallaabo ay shaqaynayso",
	"log-action-filter-oath-disable-other": "Daminaya xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaale kale",
	"oathauth-ui-no-module": "Midna ma shaqaynayo",
	"oathauth-module-totp-label": "Barnaamij xaqiijiye",
	"oathauth-module-recoverycodes-label": "Koodhadhka soo kabashada",
	"oathauth-recoverycodes-description": "Koodh gaar ah ama koodhadh gaar ah oo aad u isticmaali karto sidii qodob labaad oo xaqiijin ah, ama si aad dib ugu soo ceshato xisaabtaada haddii hab hore uu naafo noqdo. Koodhadhka soo kabashada si toos ah ayaa loo sameeyaa marka aad shiddo hab kale oo xaqiijin ah (sida barnaamij xaqiijiye). Waxaad dib u soo saari kartaa, koobiyeeyn kartaa, ama soo dejisan kartaa koodhadhka soo kabashada wakhti kasta, ilaa iyo inta hab kale oo xaqiijin ah uu shaqaynayo.",
	"oathauth-ui-manage": "Maareynta",
	"oathmanage": "Maamul xaqiijinta laba-tallaabo",
	"accountsecurity": "Amniga xisaabta",
	"oathauth-ui-special-modules": "Hababka gaarka ah ee xaqiijinta",
	"oathauth-enable-generic": "Daar",
	"oathauth-invalid-data-format": "Bixiyaha xogta ma ansaxayo si loo abuuro furaha habka xaqiijinta ee la doortay",
	"oathauth-invalid-recovery-code-data-format": "Koodhka soo kabashada lama abuuri karin.",
	"oathauth-disable-page-title": "Dami $1",
	"oathauth-enable-page-title": "Daar $1",
	"oathauth-action-exclusive-to-2fa": "Tallaabadan waxaa kaliya fulin kara isticmaalayaal leh xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa.",
	"oathauth-totp-description": "Habka Time-based One-Time Password (TOTP) waa kordhin ka mid ah habka HMAC-based One-Time Password (HOTP), kaas oo soo saara eray-sir hal mar la isticmaalo adigoo ka dhigaya mid gaar ah waqtiga hadda.",
	"oathauth-totp-disable-warning": "Mar dambe ma awoodi doontid inaad isticmaasho qalabka xaqiijinta ee ku diiwaangashan xisaabtan. Dhammaan koodhadhka soo kabashada ee la xiriira xisaabtan waa la joojin doonaa, ilaa aad haysato hab kale oo xaqiijin ah oo shaqaynaya.",
	"oathauth-invalidrequest": "Codsi aan ansax ahayn",
	"notification-header-oathauth-remove-device": "Qalab xaqiijin laba-tallaabo ah ayaa laga saaray {{GENDER:$2|xisaabtaada}}.",
	"notification-body-oathauth-disable": "Haddii {{GENDER:$2|aad}} aadan tan samayn, {{GENDER:$2|xisaabtaada}} waxaa laga yaabaa in la jabsaday.",
	"notification-body-oathauth-disable-other": "Haddii {{GENDER:$2|aad}} aadan codsan tan, {{GENDER:$2|waa inaad}} la xiriirtaa maamule.",
	"notification-body-oathauth-disable-remaining": "Weli {{PLURAL:$3|wuu jiraa qalab dheeraad ah|waxaa jira $3 qalab oo dheeraad ah}} oo ku xiran {{GENDER:$2|xisaabtaada}}.",
	"oathauth-notifications-disable-help": "Caawin",
	"oathauth-notifications-disable-primary": "Hubi dejimaha xaqiijinta laba-tallaabo",
	"notification-body-oathauth-enable": "Haddii {{GENDER:$2|aad}} aadan tan samayn, {{GENDER:$2|xisaabtaada}} waxaa laga yaabaa in la jabsaday.",
	"oathauth-notifications-enable-help": "Caawin",
	"oathauth-notifications-enable-primary": "Hubi dejimaha xaqiijinta laba-tallaabo",
	"notification-header-oathauth-recoverycodes-count": "{{GENDER:$2|Adigu}} waa inaad dib ugu diiwaangelisaa {{GENDER:$2|xisaabtaada}} xaqiijinta laba-tallaabo.",
	"oathauth-notifications-recoverycodesleft-help": "Caawin",
	"oathauth-notifications-recoverycodesleft-primary": "Hubi dejimaha xaqiijinta laba-tallaabo",
	"oathauth-verify-enabled": "{{GENDER:$1|$1}} waxa uu leeyahay xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa.",
	"oathauth-verify-disabled": "{{GENDER:$1|$1}} ma haysto xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa.",
	"oathauth-qrcode-alt": "QR code la iska akhriyi karo oo matalaya furaha sirta ah.",
	"oathauth-hint": "Ma haysatid gelitaan qalabkaaga ama barnaamijka xaqiijinta? Waxaad geli kartaa koodh soo kabasho (oo lagu siiyay markii aad shidday xaqiijinta laba-tallaabo) goobtan.",
	"oathauth-recovery-code-hint": "Miyaad lumisay koodhkaaga soo kabashada? Fadlan la xiriir [[{{MediaWiki:Grouppage-sysop}}|maamule]].",
	"oathauth-error-multiple-modules": "Waqtigan xaadirka ah, lama taageero isticmaalka habab badan oo xaqiijin laba-tallaabo ah. Waxaad kaliya awood u yeelan kartaa $1 ka dib marka aad damiso $2.",
	"oathauth-remove-nosuchkey": "Furaha lama helin.",
	"oathauth-password-header": "Eraysir",
	"oathauth-password-label": "Deji eray-sir adag si aad u ilaaliso xisaabtaada.",
	"oathauth-password-action": "Beddel eray-sirka",
	"oathauth-authenticator-header": "Xaqiijinta laba-tallaabo",
	"oathauth-authenticator-placeholder": "Ku dar tallaabo dheeraad ah marka aad gelayso si loo xoojiyo amniga xisaabtaada.",
	"oathauth-authenticator-delete": "Ka saar",
	"oathauth-authenticator-delete-text": "Ka saar",
	"oathauth-totp-add-key": "Ku dar barnaamij xaqiijiye",
	"oathauth-delete-warning-header": "Ka saar $1",
	"oathauth-delete-confirm-box": "Geli \"{{int:oathauth-authenticator-delete-text}}\" si aad u sii wadato",
	"oathauth-delete-wrong-confirm-message": "Gelin khaldan oo loogu talagalay ka saarista furaha ugu dambeeya. Fadlan ku qor \"{{int:oathauth-authenticator-delete-text}}\" si aad u sii wadato",
	"oathauth-delete-success": "Waa laga saaray!",
	"oathauth-created-at": "Lagu daray $1",
	"oathauth-enable-success": "Waa lagu daray!"
}
